Bog 2

Sheekadaan oo laga hal abuuray qisooyin ku badan bulshada Soomaalida ayaa noqotay mid aad u xiiso badan bulsha badana soo jiidatay, ayadoo waliba ah mid si gooni ah u taabaneysa meelo xasaasi ah oo aan inta badan Soomaalidu riwaayado ka matalin. Qisadaan oo ah sheeko gaaban ayaa la magac baxday ( Gabar ninkeedu ka shakiyay oo suuqa gashay ) arintaan ayaana cabiraysa isfaham waa iyo qilaafaad qosol badan. Sidoo kale waxaa ku dhex jira qisadaan dad isku diraya dhibaatana ka dhex wada qoysaskaan.

No comments:

Post a Comment