Thursday 13 February 2014

sheeko

Cakaara Radio waxaan Macaamiisha Sharafta leh ku wargalinaynaa in wararkii hore aad ka dheehan kartaan halkan Guji Click Ila Qosol:- Sheeko Dhab ah oo Dhex Martay Aabo Aan Waligiis


Shaqaysan iyo Gabadh uu Dhalay.. Deegaanka SI(CakaaraNews) Khamiis July 04,2013.Nin aan Waligiis shaqaysan oo Xaas iyo Caruurba lahaa Nolosha Qoyskuna ku xidhnayd Hooyada Qoyska ayaa u xoogsan jirtay nolomaalmeedka Qoyska ayaa Waxa uu Ninkeedii oo aan Waligiis Qaban wax shaqo ah ama Aynan Dhadhaminba Xoogiisa Qoyskiisu ayaa ka faaiidaystay Fursadaha Waxbarasho ee Deegaanka Soomaalida Ka hirgalay ka dib markii ay Waxbarasho jaamacadeed ugu timid Degmada uu ku nool yahay. Ninkan ayaa Waxbarasho ahaan haystay ka hor jaamacada fasalka 10aad balse markii uu jaamacada ku soo garaacday Gurigiisa Galay ee uu Dhameeyay ayaa waxa uu helay Fursad Shaqo oo wuxuu ka mid noqday Shaqaalaha Dawlada Hadaba maxaa dhacay. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Mushaarkiisii ugu Horeeyay Markuu soo Qaatay ayaa Waxaa Aragtay Gabadh uu Dhalay Aabaheed Lacagta Badan ee uu Tirinayo kkkkkk Tii Yarayd ayaa Af Labadiis Dhawaaqday Hoooyooooooooooooy Hoooyooooooooooy AABO lacagtii Boorsadaada ku Jirtay Ayuu Xaday kkkkkkkkk.

No comments:

Post a Comment